Tababarayaasha kooxaha 5ta waaweyn ayaa Wenger difaacidoona ka dib markii uu magan galyo weeydistay isagoo ka cabsanayo..

Morinho oo ka hadlay Wenger waxa uu yiri
Wenger waa macallin weyn Arsenal na wax badan usoo qabtay taageerayaasha aad ayay u qaldan yihiin xiligaan oo kala kooxda waa la garab istaaga ma ahan macalinkooda inay wax uusan u qalmin ku sheegan,kuwo qaar waxay leeyihiin Wenger waan dileeynaa, waxa igu balan ah ciddii isku daydo inta uu Wenger akteena jooga inay wax yeeleeyso, ama xitaa saan u fiiriso inuu igala kulmidoona wax uusan wali hori u arkin.

Pep Guardiola “Waaa wareey dulqaad ma lahan taageerayaasha Arsenal kooxdu waxa ku imaan karo Guul iyo Guul daro waa inad aamintaa Wenger waa tababaro ka mid ah Tababarayaasha ugu fiican aduunka waxa uu idiin qaaday dhowr koob sharaf ayuu idiin yeelay waxa uu idiin baray Kubadda cagta waxa uu idiin baray qaab loo cayaaro Kubadda cagta
Ma ahan inad ku jazaartaan…. waligeey hub gacanteeyda maku qaban lkn maanta waxan diyaar u ahay inan difaaco Wenger xataaa nafteyda waan u huraayaa…

J Klopp ” Waligeey ma arkin taageerayaal nuucaan ah waay ii dhin neyd taageerayaal macalinkoodu ugu hanjabaa inay dilayaana  maba xishoonaayiin”
Ceeb idiimo dhino Waad ceeboowdeen duniduna waay idiinla yaabtay waa inad badashaan hab dhaqankaan foosha xun

Aniga noloshayda qufkii dhibaato gaarsiiyo waxbo uma arko, lkn quf maganteeyda ku jiro qufkii isku dayo inuu saan u fiiriyo waxa uu noqondoona quf mar dambo aan lagu arkin aduunka

A Conte “Waa yaab  “Waqtigaan ma wanaagsano xaaladeeyda aad ayuu dhiigeeyga u kacsan yahay maxa yeelay waxan aad ugu careeysanahay qaabka wuxuushnimada ay taageerayaasha Arsenal ula dhaqmayaan tababarahooda Wenger

Waxan u sheegaa taageerayaasha Arsenal Haddii aad naftiina jeceshahiin waa inaad ka fogaatan Wenger inta uu inala jooga haddii kale noloshiina carriiri ayaan galindoona.

Jose,Pep,Klopp,Conte “Wenger don’t worry.

W\Q:Huuriye Wiilka Oltrafford

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com