Champions League-ga Goorta La Ciyaari Doono Iyo Xaqiiqooyin Muhiim Ah
Laacib Sports : Xiriirka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa shalay sameeyay isku aadka wareega 16ka kooxood ee Champions league iyada oo kooxuhu ay ku kala calaf qaadeen isla markaana ay kulamo xiiso badani ka soo baxeen. Champions league-ga…