Willian Oo Sharaxay Sababta Uu Sarri Ugu Saxan Yahay Inuu Dhaliilo Kante iyo Xidigaha Blues
Willian oo kamid ah ciyaartoyda ugu muhiimsan Chelsea ayaa taageeray go'aanka uu macalinka kooxdaan ku dhaleeceeyay qaar kamid ah ciyaartoyda Blues.
Macalinka reer Italy ayaa sidoo kale wuxuu si adag udhaliilay bandhig ciyaareedka Kante,…