Tottenham Oo Bar-Baro Ku Qabatay Barcelona Una Soo Baxday Wareega Xiga & Inter Milan Oo Ka Hartay Champions League iyo natiijooyinka kale Champions League-ga

Tottenham ayaa xaqiijisatay wareega 16-ka markii bar-baro 1-1 ay la gashay Barcelona.

Goolka kowaad waxaa hogaanka u qabatay Barca waxaana markii 7-daqiiqo kaliya socotay cayaarta u dhaliyay Ousmane Dembele

Laakiin dhammaadka kullanka ayay Spurs la timid goolka soo celiyay rajadooda tartanka waxaana daqiiqadii 85-aad u dhaliyay Lucas Moura

Image result for champions league

Ugu dambeyn naadiga Inter ayay u suura gali weysay iney gaaro wareega Bug-baxda markii ay bareejo la gashay PSV Eindhoven

Inta badan kullanka ayaa lagu hor kacayay Nerazzurri 1-0 waxaan ugu shubay laacibka Eindhoven balse 76-daqiiqo waxaa u barbareeyay Mauro Icardi laakiin bareejadaa ayay ku hartay Inter oo u dhacday koobka Europe League

Image result for champions league

Kulammadii kale ee la cayaaray:

Group (A):

Club Brugge 0 – 0 Atletico Madrid

Monaco 0 – 2 Borussia Dortmund

Group (B):

Barcelona 1 – 1 Tottenham Hotspur

Inter 1 – 1 PSV Eindhoven

Group (C):

FK Crvena Zvezda 1 – 4 Paris Saint-Germain

Liverpool 1 – 0 Napoli

Group(D):

Galatasaray 2 – 3 FC Porto

Schalke 1 – 0 Lokomotiv Moscow