Tottenham vs Chelsea -kulanka Lugta kowaad ee Carabao Cup

Kooxda Tottenham ayaa marti galineysa Chelsea lugta kowaad ee afar dhammaadka koobka Caraboa Cup ama League Cup.

Naadiga Tottenham Spurs ayaa hore guuldarro kala kulantay Finaalka koobkan kooxda Blues sanadkii 2015-kii waana xilligii labada kooxood ugu dambeysay tartanka, inkastoo Tottenham ay ugu dambeysay hanashada koobka 2008 waqtigaa oo ay ka qaaday Chelsea.

Tartanka: Caraboa Cup

Kooxaha:Tottenham vs Chelsea

Saacada: 11:00 pm

Garsooraha: Michael Oliver

Garoonka: Wembley Stadium