UEFA ayaa soo bandhigtay Musharraxiinta u Tartameysa Kooxda Ugu Wanaagsan Sanaddan 2018

Laacib Sports : Xiriirka UEFA ayaa soo saartay xidigaha laga xuli doono 11-ka xidig ee ugu wanaagsan sanadda 2018, iyada oo laga soo xuli doono 11-xidig oo loo aqoonsan doono kuwii ugu wanaagsanaa sannadkaan sii dhamaanaya ee 2018-da.

Ciyaartooyda ayaa ah 55-cayaaryahan oo u tartamayaan 11-ka lasoo xushay ee ugu codka badan inay ka mid noqdaan waxaa kamid ah dhanka:

Afka hore ee Weerarka:

Mohamed Salah (Liverpool), Gareth Bale (Real Madrid), Edinson Cavani (PSG), Paulo Dybala (Juventus), Edin Dzeko (Roma), Roberto Firmino (Liverpool), Antoine Griezmann (Atletico), Harry Kane (Tottenham), Robert Lewandowski (Bayern), Sadio Mane (Liverpool), Kylian Mbappe (PSG), Lionel Messi (Barcelona), Neymar (PSG), Luis Suarez(Barcelona)

Dhanka Khadka Dhexe:

Miralem Pjanic (Juventus), Casemiro (Real Madrid), Kevin De Bruyne (Man City), Eden Hazard (Chelsea), Isco (Real Madrid), N’Golo Kante (Chelsea), Toni Kroos (Real Madrid), James Milner (Liverpool), Luka Modric (Real Madrid), Saul Niguez (Atletico), Dmitri Payet (Marseille), Paul Pogba (Man United), Ivan Rakitic (Barcelona), David Silva (Man City), Florian Thauvin (Marseille)

Dhanka Difaacyada:

Gerard Pique (Barcelona), Jordi Alba (Barcelona), Giorgio Chiellini (Juventus), Gimenez (Atletico), Diego Godin (Atletico), Lucas Hernandez (Atletico), Joshua Kimmich (Bayern), Kalidou Koulibaly (Napoli), Kostas Manolas (Roma), Marcelo (Real Madrid), Sergio Ramos (Real Madrid), John Stones (Man City), Samuel Umtiti (Barcelona), Virgil van Dijk (Liverpool), Raphael Varane (Real Madrid)

Dhanka Goolhayaha:
Hugo Lloris (Tottenham), Alisson Becker (Liverpool), Keylor Navas (Real Madrid), Jan Oblak (Atletico), Marc-Andre Ter Stegen (Barcelona).

Musharraxiinta Kooxda Ugu Wanaagsan Sanaddan 2018