UEFA Oo Shaacisay Xiddigaha U Sharaxan Abaalmarinta Xiddigihii Ugu Fiicnaa Champions League

UEFA Oo Shaacisay Xiddigaha U Sharaxan Abaalmarinta Boos Walba Ee Xiddigihii Ugu Fiicnaa Champions LeagueMushaharaxiinta Abaalmarinta boos walba ee Champions League:

Goolhaye: Alisson Becker (Liverpool), Hugo Lloris (Tottenham), Marc-André ter Stegen (Barcelona)

Daafac: Trent Alexander-Arnold (Liverpool), Matthijs de Ligt (Ajax, haatan Juventus), Virgil van Dijk (Liverpool)

Khad Dhexe: Frenkie de Jong (Ajax, haatan Barcelona), Christian Eriksen (Tottenham), Jordan Henderson (Liverpool)

Weerar: Sadio Mané (Liverpool), Lionel Messi (Barcelona), Cristiano Ronaldo (Juventus)

Boos walba waxaa u shaxaran seddex ciyaaryahan, guuleysta waxaa lagu dhawaaqi doonaa marka la qabanayo isku aadka wareega group-yada Champions League 29ka bishaan Agoosto iyadoo isku aadka lagu qabanayo Monaco.