Virgil VanDijk ayaa codsi u diray Manchester United ogow sababta

Daafaca Birta ah ee Liverpool Virgil VanDijk ayaa ka dalbaday Manchester United inay ka badiyaan kooxda Manchester City kulanka Derby-ga ah ee lawada sugayo habeenka Arbacada.

Manchester United Waxay la kulantay Guuldarro Xanuun badan ciyaartii u dambeysay Ee Everton, waa inay ka badiyaan Man City sidoo Kalena dib u helaan qaab ciyaareedkoodii , Fursad wayn ayay u haystaan inay usoo Baxaan champion League-ga Sanadka dambe.