Waa Sidee Kala Sareynta Horyaalka Somali Premier League

Horyaalka Somali Premier League ayaa maraya meelihii ugu xiisaha badana sanadkan hogaanka horyaalka waxaa isku heesta kooxaha Horseed iyo Dekedda kuwaaso leh mid 14-dhibcood, wallow kooxda Horseed ay farqi goolal ah ku heeso hogaanka.
Elman ayaa sanadkan laga yaaban yahay iyago qaab liita ku bilaawatay waxeyna fadhisa kaalinta 7-aad ee kala sareynta iyado leh 6-dhibcood.
Kooxda ugu hooseysa Horyaalka Waxool ayaa leh 2-dhibic iyado ciyaartay 6-kulan kaliya hal jeer aye bar baro gashay halka shan jeer laga badiyay kooxdan.

HOOS KA EEG KALA SAREYNTA;

HORSEED 6 4 2 0 1 2 9 14

DEKADAHA 6 4 2 0 6 1 5 14

HEEGAN 6 3 2 1 9 5 4 11

BANAADIR 6 3 1 2 13 6 5 10

JEENYO 6 2 2 2 3 5 _2 8

BETROOLKA 6 1 3 2 8 10 _2 6

ELMAN 6 2 0 4 13 16 _3 6

MADBACADA 6 1 3 2 3 8 _5 6

GAADIIDKA 6 0 3 3 4 3 _5 3

WAXOOL 6 0 2 4 5 14 _9 2

W\Q:cabdifitaax nani

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com