Wanyama oo ku Guuleystey Goolka bisha Horyaalka Premier League yuuse kaga Guuleystey?

Cayaaryahanka xulka qaranka Kenya iyo Kooxda Tottenham Victor Wanyama ayaa ku Guuleystey Goolkii ugu fiicnaa ee laga dhaliyo Horyaalka dalka England bishii labaad ee lasoo dhaafay.

Xiddiga Victor Wanyama oo ah Cayaaryahanka kaliya ee dalalka Geeska Africa ku matala Horyaalka Premier League ayaa Goolka bisha waxa uu ka dhaliyey Naadiga Liverpool Goolkaas oo sidoo loo aqoonsaday in uu ahaa mid ka mid ah Goolashii ugu fiicnaa ee laga dhaliyo Horyaalka dalka England.

Xiddiga dalka Kenya ayaa Goolka bisha Waxaa kula tartamay 8 Cayaaryahan oo ay ka mid yihiin Danilo, Mario Lemina, Jose Izquierdo Mohamed SalahSergio Aguero iyo Adam Smith

Image result for GOAL OF THE MOUTH Victor Wanyama

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com