Warar Goos Goos ah oo kusaabsan xanta Suuqa January Maanta ee Manchester United

Warar Goos Goos ah oo kusaabsan xanta Suuqa January Maanta kooxda laga qoray Sida ay qorayaan wargaysyada Kasoo baxa dalka Jarmalka kooxda Manchester United ayaa ka baxday saxiixa Erling Haaland xdidigan ayaana ku biiraya kooxda Borussia Dortmund ( Bild Sport).

Manchester United iyo kooxda Liverpool ayaa ku dagaalamaya saxiixa Xidiga garabka uga dheela kooxda Salzburg ee Takumi Minamino waxana lagu heli karaa kaliya 7.15Milyan ( MEN Sport)

James Maddison ayaa ogolaaday inuu saxiixo heshiis cusub inkasto Manchester United aysan wali ka hadhin xiisaha ay u qabto xidigan ( Daily Mail).

Ole Gunnar Solskjear ayaa sheegay in suuqa January ay u badan tahay inuu kooxda keeno hal ama labo xidig ( MEN Sport)

Image may contain: 1 person, playing a sport and outdoor

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, outdoor

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com