Wararka ugu waa weyn ee suqa kala iibsiga & waxa ka cusub

Tottenham Ayaa diyaar u ah inay soo qaataan xiddiga Psg Ka Gadoodsan ee Adrien Rabiot kasoo ay doonayaan in ku maareeyaan dhiibatada dhaawac ee kooxdooda heesata xilli ciyaareedkaan, waxayna U Badan Tahahy in ay Ku Soo Qaadan Doonaan £20m (Sun)

 Weeraryahanka Southampton Charlie Austin Ayaa Diyaar u ah in uu isga dhaqaaqo kooxdiisa Waxa uuna Dalabyo kala Duban ka heestaa Kooxaha Aston Villa Iyo Wolverhampton Wanderers oo Labadoodaba Ka Dhisan Gudaha England (Telegraph)

Crystal Palace oo Loo Sheegay in aan Laga Iibin Doonin Tosun kooxda Everton ayaa iska Diiday dalab kaga imaaday kooxda Crystal Palace kasoo ay ku doonayeen Laacibka dalka  Turky Ee Cenk Tosun oo 27-sano ji ah (Echo)

Leicester City oo doonaysa  soo qadasha xiddiga 21-sano jirka dalka Belgium ee Youri Tielemans oo ka Tirsan kooxda As Monaco kasoo lagu qiimeeyo aduun Lacageed dhan £20m . (90min.com)

Arsenal ayaa weli baaqi ku ah doonista xidiga kooxda Barcelona Denis Suarez oo Ay Doonayaan in ay qaab amaah kaga soo qaataan kooxda Barca Inta ka harsan suuqa kala iibsiga(Evening Standard)

Xiddiga Diirada u sarnaa kooxda Liverpool ee Timo Werner Ayaa loo balan qaaday in loo labo Jibaaro Mushaarka uu ka qaato kooxdiisa tasoo ka dhigeysa in uu sii joogo gudahah Dalka Germany (Liverpool Echo)

Kabtanka Labaad Ee Chelsea Azpilicueta Ayaa Mustaqbalkiisa Kooxda Chelsea Shaki Weyn La Gelinayaa Maadaama Macalin Sarri Uu Suuqa Ka Dalbaday Badalkiisa oo Uu U Arko xiddiga Napoli Ka Tirsan laacibka Lagu Magacabo Elseid Hysaj Oo 24-Sano Jir Ah (Mirror)

Kooxda Kubada Cagta Ee Dortmound Ayaa Dooneysa In Ay La Soo Wareegaan laacibka kooxda Crystal Palace Zaha Kaasoo ay U Arkaan Badal Pulisic oo Chelsea Ku Biiray . (Guardian)