Wax ka ogoow nolosha xiddigta caanka ah ee reer Mareykan Alex Morgan

 Xidigta reer mareeykan ee Alex Morgan ayaa caan ku ah dhalinta goolshaa iyo qaab ciyaareeed heer sare ah, waxaana ay ka mid tahay gabdhaha ugu wanaagsan kubadda cagta ee xilligan la joogo.

Alex Morgan waxa ay ka mid aheyd xulkii Gabdhaha Mareykanka ee ku guuleystay koobka adduunka dumarka ee 2019, waxaana lagu xasuustaa inay dhalisay goolal qurux badan oo ilaa iyo haatan la xasuuto .

Warbixintaan oo aad u xiiso badan ayaan ku eegi doonaa qisadda nolosha gabadhan caanka ku ah ciyaarista kubadda Cagta ee Alex Morgan.

Waxaana warbixintaan soo jeedineysa Maariya Aadam Cali “Herlen” ee kaga boggo muqalka hoose