Wax ka ogow isku aadka Champions league wareggiisa 16-ka Koox isku beegmay dhacdo kasta Taariikhda

Wax ka ogaaw isku aadka Champions league wareggiisa 16-ka Kooxaha isku beegmay dhacdo kasta Taariikhda ay Soo warinayso Kooxaha isku beegmay mid kasta qodobada ugu muhiimsan ayaa idiin Soo aruuryay

Xilli ciyaaredkan Europe league Group Stages ma jirto koox dhalisay goolal ka badan Club Brugge waa 15-gool waa kooxda labaad ugu goolasha badan Man United waa loo baqaaa

Naadiga Arsenal 8-ciyaarood tartaamda Europe league + Champions league ayna la ciyaareen Naadiga Olympiakos 4-ka mid ah waa laga badiyay Waxaa ka badan Bayern oo graacday 7-jeer iyo barca oo garacday 6-jeeer Arsenal waa lagu dhegan yahay

Tottenham ayaa Champions league Kooxaha Cariga Germany wajahday 10-jeer waa in ka badan kooxaha wadamada kale 5-jeer way badiyeen 2-bareejo iyo 3-guuldaro Markii ugu horeysay Taariikhda Inta la xasuusan yahay ayaya la ciyaarayan naadiga RB Leipzig

Naadiga Liverpool markeedii ugu horreysay tan iyo Xilli ciyaaredkii 2010 ayay wareega 16ka tartan Europe la ciyaarayan naadiga Spanishka ahi ee Atletico Madrid markasna Liverpool ayaa lagu reebay Sharciga Goal away-ga gigagda Anfield ayay ku hartay Gigagda Vicento Caldron Atletico Madird 1-0 Aya looga Soo badiyay Anfield 2-1 Liverpool ayaa ku badisay bareejo 2– 2 wayna ku hartay Diego Forlan aya waagaasi Lfc lugtiisa ku reebay

Chelsea and Bayern Munich waa Markii Ugu horeeysay Ay isaga hor yimaadaan Champions league tan iyo 2012-kii markasna Final Naadiga Chelsea ayaa penlty 4-3 kaga qaaday Naadiga Bavarinaka oo geuigooda Munchen joogay xiligaasina Franka Lampard ayaa ahaa Captainka Naadiga Chelsea haatan waxa uu Bayern wajahaya isaga oo macalin u ah Blues

Pep Guardiola 17-jeer ayuu hore u wajahay Naadiga Spansihka ahi ee Real Madird waa in ka badan xirfadiisa ciyaareed koox kasta uu wajahay 9-jeer wuu badiyay 4-bareejo Iyo Afar jeer laga badiyay dhanka kale Kooxaha Rea Madird and Man City Markii ugu dambaysay Champions league wada ciyaaraan Naadiga Man City ayaa gigagda Bernabue 1-0 lagu reebay Naadiga Man City

Barcelona labadii jeer u dambaysya Knock out Champions leageu ay la ciyaartay Kooxaha Cariga Italia way wada hartay 2016/17 naadiga Juventus ayaa reebty 2017/18 AS Roma ayaa reebtay 2019/20 waxay la ciyaaro doonaan Naadiga Napoli

Juventus waa Unbeaten 4-tii ciyaarood Europen Club ahaa ay la ciyaartay naadiga Reera France ee Lyon 3-guul iyo 1-bareejo Naadiga Bianconeri mid kasta ka mid ah afartasi Kulan ugu yaraan gool ayay dhalinaysay

Macalinka PSG Thomas Tuchel waa laga wada badinayay 6-dii ciyaarood u dambaysay tartamada dhan uu wajahay kooxdiisa hore Brossia Dortmund

Paris kaliya Hal jeer ayaa laga badiyay 8-dii ciyaarood u dambaysay Taratan Europe ay la ciyaartay Kooxaha Reera Germany 5-jeer way badisay 2-bareejo 1game waxaa ka badisay Bayern Munchen Group Stages of Champions League 2017/18 (1-3).

Atalanta waa Markii Ugu horeysay Taariikhda Champions league ay ka Soo qayb gasho sidoo kale waa Markii Ugu horeysay Taariikhda Champions league wareggiisa 16-ka iska xaadiriso Naadiga Spansihka ahi ee Valancia iyo Kooxda Italy ah ee Atalanta waa Markii Ugu horeysay Taariikhda Champions league ay ciyaaraan

W/Q:‪Abdekader mohamed‬

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com