Wax ka ogow Xiddiga Bellerin oo laga reebay safarka Arsenal ee AC Milan

Daafaca kooxda kubada cagta ee Arsenal  Hector Bellerin ayaa lagu soo warayaa in uu segi doono kulanka  kooxda Arsenal ee tartanka  Europa League wareega 16 ay la cayaari doonaan caawa kooxda  AC Milan.

Cayaaryahankan ayaa keedka ku jiray kulankii guul darada 2-1 ay kala kulmeyn kooxda  Brighton & Hove Albion todobaadkan .

Warar aya sheegaya in cayaaryahankan uu ka xanaqsan markii macalin  Arsene Wenger uu ka reebay safkiisa koowad sida ay ku warameyso  The Mirror .

Bellerin uma safrin dalka Talyaaniga waxaana lagu micneyay dhawac dhanka jilibka ah

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com