Waxka Ogow Liiska Xiddigaha Beeca Xorta Lagu Helo Karo

Xiddiga Dhowr ah Ayaa Beeca xorta lagu heli karaa marki lagaaro dhamaadka Xilli ciyaareedka iyagoo aan wax hishiis ah ka haysanin ayay kooxohooda ka dhaqaaqi karaan

Ramsey ayaa ku sii jeedo kooxda Juventus asagoo beeca xorta ah ugu biiri doono, halka Milner, Luiz, Mata Iyo Robben Dhamaantood waxay noqon doonaan Kuba Beeca Xorta kaga taga kooxohooda.

Fabregas ayaa qeyb ka ah xidigaha beeca xorta lagu heli dhamaadka xilli ciyaareedka waloow shalay loo sameeyaya sagootin si uu ugu biiro kooxda Manocco Bishaan blues ayaana qarashaad yar ka heli doonta Xidigaan.

Liiska Ciyaartoooyda sida Xorta Ah Lagu Heli Karo:

Vincent Kompany – Manchester City
Daniel Sturridge – Liverpool
Ander Herrera – Manchester United
Olivier Giroud – Chelsea
Mousa Dembele – Tottenham
Adrien Rabiot – Paris Saint-Germain
Diego Godin – Atletico Madrid
Filipe Luis – Atletico Madrid
Arjen Robben – Bayern Munich

James Milner – Liverpool
Juan Mata – Manchester United
Aaron Ramsey – Arsenal
Cesc Fabregas – Chelsea
David Luiz – Chelsea