Waxka ogow- Mucjisada Weerarka Kooxda Arsenal iyo Xulka Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang

Waxaan Ka Faaloon Doonaa Mucjisada Weerarka Ka Ciyaaro Naadiga Arsenal iyo Xulka Gabon Pierre-Emerick Aubameyang

Pierre-Emerick Aubameyang Waa Ciyaaryahan Xirfad Leh Misane U Ciyaara Qaranka Gabon iyo Kooxda Kubadda Cagta ee Arsenal, isagoo Ka Ciyaara Weerarka.

Da’diisu Waa 29 Sano Jir Wuxuu Dhashay Sideedamaadkii

Tan iyo 2017 ilaa 2019 Pierre-Emerick Aubameyang Muxuu Record Ah Uu Ka Dhigay Horyaalka England

Goal, Assist, Red Card, Yellow Card, And Own Goal intaas Ayaan Kasoo Qaadan Doonaa Xaaladihiisa Premier League-ga.

Pierre-Emerick Aubameyang Arsenal Wuxuu kasoo Muuqday 34-kulan,

Wuxuu Badiyay 19 Kulan
Halka Laga Badiyay 10 Kulan.
Wuxuuna Bareejo Galay 5-kulan Oo Kaliya

Kooxda Arsenal ee Horyaalka England Wuxuu U Dhaliyay 24-gool, Asigoo Caawiye Ka Ahaay 7-gool.

Kadib Markii Uu Kusoo Biiray Pierre-Emerick Aubameyang Kooxda Arsenal Sanadkii 2017/18 Wuxuu U Saftay Horyaalka England 13-kulan, Wuxuuna Xilli Ciyaareedkaas U Dhaliyay 10-gool.

2018/19 Wuxuu Arsenal U Saftay Pierre-Emerick Aubameyang 21-kulan Asigoo Kaliya Dhaliyay 14-gool.

24-gool Ayuu U Dhaliyay Pierre-Emerick Aubameyang inta Uu Ku Sugan yahay Horyaalka Premier League.

Wax Gool Ah Madaxa Kuma Dhalinin
20-gool Lugta Midig
4-gool Lugta Bidix.

Pierre-Emerick Aubameyang Wiligiis iskama Dhilinin Goal (Own Goal) Tan iyo Markii Uu Yimid Horyaalka England

Wax Jaale iyo Roose Ah Maqaadan Balse 7-faul Ayuu Galay iyo 27-offside.

W/Q: Nuuradiin Diinaan