WaxKa Ogow -Sideed Ciyaartoy Oo Isku Qaaday Koob Adduun, Ballon d’Or iyo Champions League

Waxaa jira ciyaartoy tiro badan oo ku guuleystay Koob Adduun ama Champions League iyo Ballon d’Or laakiin waa ay yar yihiin ciyaartoyda isku qaaday seddexdooda.

waxay maanta Idin lawada geynaa sideed ciyaaryahan oo isku qaaday koobabka Champions League iyo World Cup iyo sidoo kale abaalmarinta xiddiga sannadka adduunka ee Ballon d’Or.
xiddigaha heystay abaalmarinta Ballon d’Or sannadihii ugu dambeyay ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo, madaama uusan midkoodna ku guuleysanin Koob Adduun Liiskaan ma ahan mid ay ku soo baxayaan.

1. Sir Bobby Charlton
World Cup: 1966 (England)

Ballon d’Or: 1966

Champions League: 1968

2. Gerd Muller
World Cup: 1974 (Germany)

Ballon d’Or: 1970

Champions League: 1974, 1975, 1976

3. Franz Beckenbauer
World Cup: 1974 (Germany)

Ballon d’Or: 1972, 1976

Champions League: 1974, 1975, 1976

4. Paolo Rossi
World Cup: 1982 (Italy)

Ballon d’Or: 1982

Champions League: 1985

5. Zidane
World Cup: 1998 (France)

Ballon d’Or: 1998

Champions League: 2002

6. Rivaldo
World Cup: 2002 (Brazil)

Ballon d’Or: 1999

Champions League: 2003

7. Ronaldinho
World Cup: 2002 (Brazil)

Ballon d’Or: 2005

Champions League: 2006

8. Kaka
World Cup: 2002 (Brazil)

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com