Weeraryahanka Peter Crouch oo doortay xiddigaha ugu dheereeya Premier League wax ka ogow

Xiddigaha ugu dheereeya  horyaalka England ee Premier League ayaa waxaa soo doortay weeraryahanka  kooxda stoke city  ee Peter Crouch waxana uu shaxdaan u doortay shaxada Xili cayaareedka 2017/18 ee premiere league weeraryahanka ugu fiican waxa uu u doortay xiddiga kooxda liverpool ee . Mohamed Salah.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com