Xaaska Leo Oo Dhashay & Messi Oo Bulshada La Waaday Sawirkii Ugu Horeeyay Ee Cugiisa

Wiilka seddexaad ee Antonella Roccuzzo iyo Lionel Messi, ayaa markii ugu horeysay waxaa loosoo bandhigay dadweynaha.

Ciro oo ku dhashay Sabtidii Magaalada Barcelona, ayaa wuxuu ku biirayaa Thiago and Mateoo, oo ay horey haysteen lamaanahaan.

Tani ayaa ah sababta uu Leo Messi ku seegay ciyaarta ay la dheeshay Barcelona, dhigeeda Malaga, taasoo ay 2-0 uga soo badisay.

Messi, ayaa wuxuu soo dhigay bartiisa bulshada sawirka isaga oo la jooga qoyskiisa, islamarkaana ku sugan Isbtiaalka ay ku dhashay xaaskiisa.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com