Xiddiga Ander Herrera ayaa u jawaabay Majalada AS ogow Sababta

Ander Herrera ayaa u jawaabay Majalada AS ee ka soo baxda Wadankiisa Spain, taasoo daawacday in Herrera u sheegay in ciyaartoyda ay ku faraxsan Yihiin Ceyrintii jose Mourinho eyna dareemayaan Xuriyad ka hoos ciyaarida macalin Solskjaer.

Ander oo ku hadlaayo luqada Spanishka ayaa Ku soo qoray Bartiisa Twitterka sida tan:

Joojiya Been Abuurka Aniga ma dhihin Waxa aad sheegoosin , waligay kama hadlin wax isbarbardhig ah

Image may contain: one or more people and text