Xiddigaha laga reebay xulka Spain oo laga sameeyay koox adag yaase kamid ah

Xulka kubada cagta ee Spain ayaa isku diyaarinaya koobka Aduunka, sidoo kalana waxaa  la magacaabay liiska cayaartoyda kaga qeyb galeysa qaranka kulamada saaxiibtinimo ee Gemany iyo Argentina.

Xulka La Roja waxey 23-ka Maarso la cayaari doonaan Germany iyagoo marti ah, sidoo kalana xulka Metrapolitano ayey afar maalmood kadib kula cayaari doonaan Argentina.

Shaxda laga reebay qaranka, waa mid aan caadi aheyn waana qaran adag oo ugu yaraan meel saari kara dalal waaweyn oo qarada yurub.

waxaana liiskaas  hogaaminaya  shaqsiyaadka ugu waaya aragsan xiligaan, waxayna kale  yahiin Fabregas Pedro iyo Sergio Roberto.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com