Xiriirka UEFA ayaa soo saaray 4-ta xiddig ee u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican champions League

Xidhiidhka UEFA ayaa soo saaray 4-ta xiddig ee u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican todobaadka champions League kadib markii la ciyaaray kulamadii 2-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League.

Kadib markii la ciyaaray Salaasadii iyo Arbacadii UEFA ayaa xiddigihii 32-ka kooxood ee ciyaaray ka soo xulaay 4 xiddig oo u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican todobaadka champions League waxayna kala yahiin

1-Luis Suarez  2-Emmanuel Bonaventure Dennis  3-Achraf Hakimi  4- Serge Gnabry

Image may contain: 4 people, people smiling, text