Xulka 16 jirada oo afka ciida u daray Dalka Rwanda

Xulka  16 jirada soomaaliya oo afka ciida u daray Dalka Rwanda Cayaar ku idlaatay 7: 0, kulanka kowaad ee Olympicada (Olmp Africa Football Net Regional), oo Sudan lagu qabtay.

Iyadoona maanta aay balan sanyahiin Kulanka 2aad, ee koobka xulka 16 jirada Somaliya iyo Sudan.

HadIi Aad maqli jirtay Somaliya ayaa loo awood sheegtay Maanta sheekada wey ka duwantahay .

Image may contain: one or more people, people standing, grass, stadium and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

W/Q:Mohamed Abdi Mudey