Xulka Talyaaniga oo lamagacaabay yaa kamid ah cayaartoyda.

Tababaraha Xulka qaranka Talyaaniga Di Biagio ayaa u yeeray xulkiisii koowaad kaas oo uusan ku darin cayaaryahanka kooxda Nice Mario Balotelli .

macalin  Di Biagio ayaa 2 kulan oo Saaxiibtinimo la cayaari doona dalalka  England iyo Argentina.kulamadaas oo dhici doona 23 ka iyo 27 ka bishaan waxaana uu u yeeray 23 Cayaaryahan.

Hadaba waa kuwee Cayaartoyda loogu yeeray xulka Talyaaniga.

Goalkeepers: Buffon (Juventus), G Donnarumma (Milan), Perin (Genoa)

Defenders: Florenzi (Roma), Zappacosta (Chelsea), Spinazzola (Atalanta), De Sciglio (Juventus), Darmian (Manchester United), Bonucci (Milan), Chiellini (Juventus), Rugani (Juventus), G Ferrari (Sampdoria)

Midfielders: Pellegrini (Roma), Jorginho (Napoli), Verratti (PSG), Cristante (Atalanta), Bonaventura (Milan), Gagliardini (Inter), Parolo (Lazio)

Forwards: Chiesa (Fiorentina), Verdi (Bologna), Candreva (Inter), Belotti (Torino), Immobile (Lazio), Insigne (Napoli), Cutrone (Milan)

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com