Yaa ah xiddiga ugu safashada badan Man united intuu macalin yahay Jose mourinho

Rashford ayaa ah Xiddiga ugu Safashada badan intuu macalin Jose mourinho u ahaa Man United (93 Kulan).

Rashford ayaa xaataa ka safasho badan De Gea kaasoo saftay 81 kulan.

Waxaana soo xigo Da’yarka kale ee Martial kaasoo saftay (80 kulan), Herrera ayaa isna 80 kulan cayaaray.

Rashford Fursad waa la siiyay waana la siinaa ee sida ugu wanaagsan ha uga faaiideesto buuleyahay macalin  jose mourinho.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com