Yaa ugu sareeya gool dhalinta horyaalka Somalia Premier League

Waxaa billaawday  kullamadii 11’aad  horyaalka Somalia Premier League,iyadoo kooxda Dekedda ay guul ku furatay.

Horyaalka ayaa la ciyaaraa maalin walba,waxaana gool dhallinta hoggaaminaya xiddiga kooxda Dekedda Feysal Xaashi.

Anwar Sayid Cali oo  ka tirsan Elman iyo  C/qaadir Aadan Eenoow oo isna Banaadir u ciyaara ayaa wada leh min sagaal gool,halka Nyanzi uu isna dhaliyay shan gool.

Gool Dhalinta ayaa sidan loo kala hogaaminayaa:

Magaca xiddiga Kooxda Tirada Goolasha
Feysal Dekedda 14
Anwar Elman 9
C/qaadir  Aadan Eenow Banaadir SC 9
Maxamed Nur Cusman Elman 5
Nyanzi Ronaldo Heegan 5
Xasan Santos Banaadir SC 5
Moha Dekedda 4
Cabdiyoow Heegan 4
Xasaasi Horseed 4
Ayuub Betroolka 4
Evans Horseed 4
Reymond Dekedda 4
Key Key Gaadiidka 3
Marcel Banaadir SC 3
Catoosh Heegan 3
C/majid Xusni Dekedda 3
C/Majiid  Nuur Madbacada 3
Bille Gaadiidka 2
C/salaam Madbacadda 2
Qaliif Banaadir SC 2
Frank . Horseed 2
Cali Waarikoow Jeenyo 2
Qadar Cabaas Betroolka 2
Gurxan Horseed 2
C/raxmaan  Jeenyo 2

W/Q::Mahad Shariif Jilacoow

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com